Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar sheegayay in la eryay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in ay si weyn uga walaacsan yihiin warar been abuur ah oo ku faafay warbaahinta iyo baraha bulshada, […]
