Magaaladda Hargeysa ee casimadda Somaliland ayaan la isugu so bixin cawa , iyada oo illaa wakhtigaasi aanuu kala qaadin roob oo si yar u da’aya, waxaana dadku ka shaki qabaan roobkan aan kala joogsiga lahayn ee sida joogtada ah u da’aya, iyada oo ay qaybo ka mid ah somlilnd ay ka da’ayaan roobab sababay duufaanno xoogan oo khasaare badan gaystay. dhinaca magaaladda hargeysa, iyo guud ahaan Somaliland ayaa laga soo sheegayaa inay ka sii daran tahay xagga hargeysa