Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Dowladda KGS

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Dowladda KGS Mudane Dini Abdinur Mohamed oo uu Weheliye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa uga qeyb galay Magaalada Muqdisho kulanka Guddiga Hagidda Mashruuca “Dhisidda Adkaysiga Magaalooyinka ee Isbeddelka Cimilada iyo U-Gudbidda Dhaqaale Cagaaran ee Soomaaliya” (Building Urban Resilience to Climate Change and Transitioning to a Green Economy in Somalia) kaas oo daba socday shirkii farsamo ee mashruuca.

 

Guddiga Hagidda oo ay si wadajir ah u hoggaaminayeen Wasaaradda Deegaanka iyo Hay’adda UNDP ayaa lagu ansixiyey habraacyada hirgelinta iyo qorshayaasha shaqo ee Sanadkan.

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.