XEER ILAALIYAHA DALKA MASAR OO AMRAY IN LA XIDHO SHAQAALO TAREEN KADIB SHILKII JIMCIHII.

0
280

Dacwad oogaha Masar ayaa amar ku bixiyay in la xidho 8 qof oo ka shaqeeya tareenada dalkaas kadib shilkii dhimashada badnaa ee Jimcihii ka dhacay Dalkaasi.

Shilka ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen laba tareen iyadoo ay Halkaas ku hinteen Ugu yaraan 18 qof ayaa dhintay halka ku dhawaad 200 qofna ay ku dhaawacmeen shilka tareen ee ka dhacay gobolka koonfureed ee Sohag xilli tareen si xawli ah u socday uu ku dhacay tareen kale.

Dalka Masar waxaa hore uga dhacay shilalka tareenada, waxaana loo aaneynayaa dayactir la’aan soo wajahday khadadka Tareenada dalkaasi .

By:Jim’ale ismail

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here