Xildhibaanada Gobolada Waqooyi Oo Guddoon Doortay Xili Garabka Cabdi Xaashi Maqanyahay

0
171

Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi/Soomaliland oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo Guddoomiyaha Gudidda cod gacan tag ah loogu doortay Khadar Xariir Xuseen, halka Guddoomiye ku-xgeenka gudiddana loo doortay Nagiib Xuseen Samaale.

Madasha doorashada ayaa waxa kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane, Cumar Maxamuud Maxamed “ Cumar Filish” Taliyaha Ciidanka Booliska soomaaliyeed Jeneraal Xijaar, xubnaha gudidda doorashada Heer federal iyo warbaahinta qaybaheeeda kala duwan.

Dhankada waxaa maantay goobta soo xaadirin oo ka maqnaa xildhibaanada taabacsan garabka gudoomiyaha aqalka sare cabdi xaashi Cabdulaahi

Waxaana arintaan ay noqotay mid si aad ah loo layaabay kadib markii ay doorasho hal dhinac ah

Xildhibaanada Gobolada waqooyi ayaa ee doorashada loo qabtay ayaa ahaa 8 xubnood oo min afar ay kala taabacsanaayeen raiisul wasaare ku xigeenka dalka iyo gudoomiyaha aqalka sare

Balsa afarta dhinaca cabdi xaashi oo iyagu horay shuruud ugu xiray ka qeyb galka doorashada ayaa ka dhabeyay maanta hadalkoodi

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here