Xukuumada somaliland oo tababar barashada tastuurka ufurtey xildhibaanada ceerigaabo.

0
99

Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka ayaa Magaaladda Ceerigaabo ka Daahfurtay Barnaamijka Barashada Dastuurka Iyo Waddaniyadda Oo looga Faa’iidaynayo Golaha Deegaanka Degmada Ceerigaabo.

Xukuumada somaliland ayaa dadaal wey ku bixisey si xubnaha golaha deegaanka cusun ee dalka oo dhan lagu baraayo tastuurka somaliland ka bilowdey.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here