Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar maalmo qaatay ugu maqnaa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo…