Kenya oo xaraasheysa diyaarado ay laheyd Soomaaliya
Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay ku jiraan labo ka mid ah…
Wardeeq News Media Corporation
Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay ku jiraan labo ka mid ah…
Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya ayaa ogolaatay in ay si iskood ah uga baxaan shaqaalaha dowladda ee aan degdega ahayn iyo xubnaha qoyska sababta oo ah iskahorimaad hubeysan, ayay ku sheegtay…
Simon*, oo 24 jir ah oo ka soo jeeda qowmiyadda Tigreega ee deggan caasimadda Itoobiya, Addis Ababa, ayaa si gaar ah u dareemaya niyad-jab sannad-guuradii koowaad ee dagaalkii waxashnimada ahaa…
Xubnaha Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa qabtay dacwad uu u soo gudbiyay Xuseen Carab Ciise oo cabasho ka ah kursiga HOP239 oo uu horsy ugu fadhiyay balse doorasho ka dhacday…
Ciidanka Booliiska Qaybta Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland ayaa xalay waxa ay hawlgalo qorshaysan ka fuliyeen qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ciidamada Booliska Puntland…
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Koonfur Galbeed iyo Xubno ak tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Dagaalka…
Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Garbahaareey oo ah Xarunta Gobolka Gedo. Howlgallada ayaa waxaa…
Booliska dalka Guatemala ayaa helay 54 muhaajiriin Haitian ah, oo ay ku jiraan 14 carruur ah, kuwaas oo u socday Mexico iyaga oo ku sii jeeday dhinaca Mexico iyaga oo…
Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo dalka oo dhan ah si degdeg ah, waxaana maamulka Addis Ababa u sheegay shacabka inay u diyaar garoobaan sidii…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021 la doortay labadii (2) xildhibaan ee…
Kooxo Hubeysan ayaa waxa ay xalay wiil dhalinyaro ah ku toogteen xaafad ka tirsan Magaalada Mugdisho ee Caasimada dal Dableyda dilka geysatay ayaa waxaa la sheegay in ay ahaa koox…
Al-Shabaab ayaa degaanka Buq-aqable oo hoostaga degmada Buula- Burde ee Gobolka Hiiraan waxaa ay kusoo bandhigeen 9 Askari oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ciidamada dowladda Soomaaliya balse isku dhiibay…
Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyoBeeleed ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga degaanka Dhagtuur oo 120km 120km dhinaca koonfureed ka xiga magaalada Galkacayo. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dagaalyahanno shisheeye ay ka qeyb qaateen weerarrada ay xooggaga Tigray maalmihii la soo dhaafay ku qabsadeen magaalooyin ka tirsan gobolka Amxaarada. Khudbad…
Waddamada ka mid ah kuwa ugu nugul saamaynta kulaylka caalamiga ah ayaa farriin gaar ah u leh waddamada ugu qanisan adduunka: ku noolow ballan-qaadyadaada dhaqaale ee la dagaallanka isbeddelka cimilada.…