Odawaa Yuusuf Raage Oo Ciidamada Xoogga Uga Digay Inay Ku Milmaan Arrimaha Siyaasadda
Waxaa Maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya kulan ku yeeshay Saraakiisha Ciidamada Milateriga dowladda Federaalka, waxaana kulankaas shir Guddoomiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Kulanka Saraakiisha Ciidamada Milateriga…