Mahdi Guuleed oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay Nabad
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleee ( Khadar) ayaa sheegay in uu yahay Nin Nabadeed, wuxuuna Nabad ugu baaqay Farmaajo iyo Rooble. Qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ayuu…
Wardeeq News Media Corporation
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleee ( Khadar) ayaa sheegay in uu yahay Nin Nabadeed, wuxuuna Nabad ugu baaqay Farmaajo iyo Rooble. Qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ayuu…
Ciidamo kamid ah ilaalada Maxaxtooyada Soomaaliya kana amar qaata Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo ayaa Maanta la dul-dhigay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Arrintaan ayaa salka…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa lagu wadaa in uu deg deg ugu soo laabto Magaalada Muqdisho, isaga oo hadda ku sugan Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoor…
isaga oo ku eedeeyay musuq maasuq iyo ku takrifal awoodeed. Warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka…
Askari ka tirsan Ciidanka Taraafikada ayaa Darawal Mooto Bajaaj ku dilay agagaarka Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho iyada oo dilka kadib uu goobta ka baxsaday. Sababaha dilka ayaa waxaa lagu…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo jeediyay in lagu dhawaaqo natiijada guud ee doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad, si loo…
Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiyo ee dagaalka ka wada dalka Yemen ayaa sheegay in ay duqeeyeen xero ay ku sugan yihiin Xuuthiyiinta oo ku yaala magaalada caasimada ah ee Sanca, xilli…
Tobaneeyo qof ayaa lagu dilay weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen waqooyiga ay dhibaatada ka taagan tahay ee Burkina Faso. Dowladda ayaa ku dhawaaqday in 41 qof ay ku dhinteen…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa qoraal uu u diray Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya & Taliyaha Booliska Garoonka Aadan-Cadde ku amray in aanu safri karin Taliyaha Ciidanka…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in Farmaajo uu soo saaray wareegtadii 1-aad ee Afgembiga oo uu ku laalayo heshiiskii…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa looga hadlay xeritaankii dowladda Soomaaliya ee qeybta Terminalka Garoonka Aden Cadde ee Magaalada Muqdisho. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in codsi uga…
Qarax miinada nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa waxaa lagu dilay Taliyihii Amniga degmada Deeyniile Cabdisamad Ugaas Xaashi ugaas Faracade iyo Saddex Askari oo la socotay xilli ay marayeen qeybo…
Goordbow ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) in uu furo Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanla KGS oo ka qabsoomaya Magaalada Baydhabo. Munaasabadda…
Saraakiisha Congo ayaa sheegay in qof naftiis hure ah uu xalay isku qarxiyay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Beni ee bariga Congo, halkaas oo ay ku dhinteen ilaa…
Boqolaal Ruux oo shacab ah ayaa Maanta Banaanbax xooggan ka dhigay Xaafado kamid ah degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Dadka oo banaanbaxa kasoo bilaabay Xaafada Xaawa Casir ee degmada Kaaraan…