Xukuumadda Oo Shaacisay Qodobka Maanta Looga Hadlayo Shirka Wadatashiga Ee Socda
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad…