Sharci baa lasoo saaraya, qofkii lagu arko in uu sito calanka Soomaaliya waa dambigeeda waa la qoraya, xeer baa laga soo saaraya”
Feysal Cali Waraabe oo ka hadlayay magaalada Boorama ayaa sidoo kale sheegay in lasoo saari doono xeer tallaabo looga qaadayo dadka jeedinaya hadallada colaada horseedi kara.
Somaliland ayaa dhowr jeer degaannadeeda waxaa ay ku xirxirtay dad xirnaa dhar laga sameeyay Calanka Soomaaliya, kuwaas oo qaarkood ku jira xabsiyada, markii la xiray intii lagu guda jiray todobaadkii xooriyadda.