Maayarkii hore ee Degmada Boorama hadana ah xildhibaan uga soo baxay xisbiga talada dalka haya ee kulmiye oo maanta la saftey garabka isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ayaa yidhi:-
“Anigu Kulmiye ayaan ahay Xisbiga Kulmiye ayaan uga soo baxay Gobolka Awdal, Kulmiyana Madaxweyne Muuse ayaan uga tagnay, Waxa aanan ballan qaadaya in aan dhisayo Abdirisak Khaliif.” Xildhibaan Maxamed Xussen Maydhane.
Waxa loolan adag loogu jira sidii loo kala jiidan lahaa shirgudoonka golaha wakiilada somaliland.