MILATARIGA DALKA MYANMAR OO TOOGASHO KU DILAY 3 QOF KAMID AH MUDARAADAYAASHA.

0
161

Wararka ka imanaya Dalka Myanmar ayaa sheegaya in Ugu yaraan saddex qof ay ciidamada ammanka ee Dalkaasi toogteen, xilli dibadbaxyada looga soo horjeedo militariga ay dalkaasi ka socdaan muddooyinkii ugu Danbeeyay.

Wararka ayaa sheegaya in Labo wiil Iyo Ruux Haweenay ah Kala yihiin Dadka la toogtay xili ay Ku Baaqayeen In Lasii Daayo Dad Mudaharaadayaal ah oo la xidhxidhay.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in militariga dalkaasi la wareegay ay dileen 70 qof tan iyo intii ay dibadbaxyada bilaabeen.

Wararka Baraha Bulshada la Galiyay ayaa Muujinaya in Boolisku Ay Rasaas Nool nool u isticmaalayaan Shacabka Dalkaasi.

By:Jimcale ismail

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here