Tuesday, August 3, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq




Home Sports-ka

Sports-ka

Liverpool oo aad ugu dhow inay Arsenal ku garaacdo saxiixa xiddig Portuguese ah

Wararkii ugu dambeeyay ee dhanka suuqa kala iibsiga ayaa sheegaya in kooxda Liverpool ay ku dhowdahay saxiixa xiddiga khadka...

Paul Pogba oo aad ugu dhow inuu baahiyo go’aanka mustaqbalkiisa… (Miyuu ka tagayaa Manchester United?)

Xiddiga khadka dhexe kaga ciyaara naadiga Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo warramayaa inuu aad ugu dhow...

Dalka Atarajiin oo ku guuleystey koobka Ameerika.

Argentina ayaa garaacday Brazil 1-0 sabtidii finalka Copa America si ay u xaqiijiso hanashada koobaad ee xulka qaranka...

Yaab: Daawo Hadalkii Dhexmaray Daafaca Xulka Colombia Ee Yerry Mina Iyo Goolhayaha Argentian ee Emiliano Martínez Intii Lagu Jiray Rikoodhayaashii Kulankii Semi-final-ka Copa America.

Xulalka Colombia iyo Argentina ayaa ku kala baxay rikoodhayaal kulankii Semi-final-ka tartanka Copa America iyada oo uu xulka Argentina...

Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Dhaawac Looga Saaray Ciyaaraha Olombikada

Daafaca Arsenal Gabriel Magalhaes ayaa laga saaray Liiska xulka Brazil ee ka qeyb galaya ololaha Tokyo 2020 ee Olombikada...

Demark Mise England? Peter Schmeichel Oo Magacaabay Xulka Ugu Cad-Cad In Uu Iska Xaadiriyo Final-ka Euro 2020

Halyeeyga Manchester United Peter Schmeichel ayaa sheegay in Denmark ay ‘ugu cadcad tahay’ inay garaacdo England semi-finalka Euro 2020...

RASMI: Ruben Dias oo ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Sanadka ee FWA

Daafaca kooxda kubadda cagta Manchester City ee Ruben Dias ayaa ku guuleystay abaal-marinta laacibka sanadka ee FWA fasal ciyaareedkan...

Toni Kroos oo ka hadlay xaaladdiisa caafimaad iyo inuu matali karo xulka qaranka Jarmalka

Laacibka khadka dhexe kaga ciyaara kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Toni Kroos ayaa la xanuunsanaya xanuunka Korona Fayras...

RASMI: Liverpool oo soo bandhigtay maaliyadda ay gurigeeda kula ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe…(Xilliga ay ku ciyaari doonto kulanka ugu horreeya, xilliga la iibsan...

Shirkadda Nike iyo kooxda kubadda cagta Liverpool si rasmi ah usoo bandhigay maaliyadda xilli ciyaareedka 2021-22 ay garoonkeeda kula...

Sergio Ramos iyo Nacho oo shaki laga gelinayo Euro 2020…(Ma dhici doontaa in safka qaranka Spain ee Euro 2020 laga waayo xiddiga u ciyaara...

Marka aynu dib ugu laabanno bishii September ee sanadkii 2018, Tababare Luis Enrique ayaa ku adkeystay inuu safka xulka...

Twitter Feed