Sunday, May 19, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Dilal ka dhacay Dhuusamareeb

Dilal ka dhacay Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in askar ka tirsan ciidanka dowladda ay isku dileen  Koontaroolka Faarax koone ee Magaaladdaasi sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal.

Askari ka tirsan ciidanka Booliska ayaa dilay askari kale xilli uu hurday, waxaana la sheegay in markii ay kusoo baxeen askartii kale ee ciidanka dowladda uu isna isla goobta isku dilay.

Askartaan ayaa ka mid ahaa kuwii dhawaan laga qaaday magaalada Muqdisho ee la geeyay magaalada Dhuusamareeb.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaano ku aadan sida ay u dhaceen dilalka, islamarkaana saacaddaha soo socda ay la hadli doonaan warbaahinta.

RELATED ARTICLES

Muxuu Yahay Xalka Labada Dhiinac khilaafka DF Soomaaliya iyo Puntland

Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobayu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe...

Mid, Kamid Ah  Ayaa Ka Soo Goostay Shabaab

Aadan Macalin Cali Yarow ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala aagga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Aadan...

Dowlada Federaalka Somaliya Oo Ku Faantay Arrin Ay Sheegtay inay Dalal Badan uga Horeyso – Maxay Tahay ????

La-taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale waxa uu ku faanay in dhanka diblomaasiyadda...