Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa tababar usoo xidhey Saraakiil iyo saraakiilo ku xigeen oo tababar ku dhameystey xarunta Turksom.
Dalka Turkiga ayaa si weyn uga taageera soomaaliya arimaha Amniga,caafimaad iyo waddooyinka.
Maaha markii uhoreysey ee dalka Turkiga u tababaro ciidan soomaaliya.