Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday laba Nin oo lagu helay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab kana qeyb qaateen weeraro.
Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo caan kaga ahaa Alshabaab Maxamed Carab iyo Maxamed Xuseen Xasan Abuukar ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Al-Shabaab gaar ahaan in ay  ka kala tirsanaayeen qaybaha Caafimaadka iyo Jabhadaha gobalka Mudug