Dawladda federaalka Soomaaliya oo weysay laba ka mid ah baarayaashii ugu fiicnaa ee dambiyada faraha
Allaha u naxariistee waxaa laba maalin oo isku xigta Muqdisho lagu dilay G/Sare Mahad Cali Cilmi oo caan ku ahaa…
Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland Ayaa Xukun Adag Ku Riday Korneyl Jaamac Doolaal+
Korneyl Jaamac Doolaal oo ka tirsanaa Saraakiisha Millateriga Somaliland, kadib markii ay la xiriirisay dowladda federaalka Soomaaliya. Sida ay ogaatay…
Israel ayaa xirxirtay xubno ka tirsan Xamaas weeraradii Daanta Galbeed
Ciidamada Israel ayaa xabsiga u taxaabay 25 Falastiiniyiin ah weeraradii xalay ka dhacay daanta galbeed ee la haysto, ururka maxaabiista…
‘Waan toogtay’: Booliska ayaa sheegay in Daunte Wright uu toogtay ‘shil’
Toogashada booliska ee 20-sano jir Daunte Wright oo ka dhacday xaafad ka tirsan magaalada Minneapolis ayaa u muuqatay “ka bixid…
Nafta oo lanadiifiyo Bisha ramadaan ┇► Sh Mohamed Cabdi Umal 12 – 5 – 2018
https://youtu.be/4xdU93SV3QM
CIBAADOOYINKA RAMADAAN EE FADLIGA BADAN ᴴᴰ┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
https://youtu.be/b-GiLeWstQk
RAMADAANKA/SOONKA SHEIKH MUSTAFA HAJI ISMAIL
https://youtu.be/szBixqY0hFQ
Qarax lago diley askar oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afmadow
Afar askari ayaa ku geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib qarax lala eegtay goob ay ku sugnaayeen…
War; Aqalka Sare oo sharci-darro ku tilmaamay muddo kordhinta uu sameeyey Aqalka Hoose
Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka horyimid go’aanka Aqalka Hoose uu ugu codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano…
War; Deg; Ah Saadiq John oo xilka laga qaaday kadib markii uu sheegay inuu joojiyey kulanka BF
Taliyihii booliska ee Gobolka Banaadir Sarreeye Guuto Saadiq Cumar John ayaa xilkii laga qaaday, isaga oo lagu eedeeyey inuu ku…
Daawo;’ Jabuuti oo agab Caafimaad ugu Deeqday Somaliland.
https://youtu.be/YZ5pwe02bZ0