iyadoo Magalada Guriceel Ee gobolka Galduud mudooyinkii ugu dambeyey ay ka jirtey xiisad u dhexeysa ciidamada dowladda fadarlka soomalia kuwa galmudug oo isku dhinacn ah iyo ururuka ahlu suna waljameca ayaa waxa xiisadaasi markii ugu horeysey ka hadley dowlad goboleedka galmudug waxan xisadaasi ay ku edeyeen maamulka putaland iyagoo sheegey in ururka ahlu suna waljameca ay hub iyo sanad malatari ay siisay dowlad goboledka putaland si ay ula dagalaman ciidamada dowladda fadarlka soomalia iyo kuwa galmudug
wasiir dowlawlaha wasaarada caafimaadka dowlad goboleedka gamudug mudane Ahmed faafaale ayaa war qoraal oo ku soo daabacay maregtiisa Facebook waxa uu sheegey in maamulka putaland had iyo jeerba ku howlan yihiin sidii uu ururka ahlu suna waljameca dhibaato uga abuurilahaa Galmudug
waxan uu wasiir dowlada wasada caafimadka dowlad goboledka galmudug uu sheegey in ay mar waliba ay ka go,antahey sidii ay gacan buxdo ay ugu qaban lahayeen deegaanada Galmudug wasiirka ayaa intaasi ku daray in mar waliba ay garab tagan yihiin ciidmada dowlada faderaalka ah iyo kuwa galamudug.
Hadalka wasiir dowlaha wasaarada caafimaadka dowlad gamudug mudane Ahmed faafaale ayaa waxa uu ku soo adayaa iyadoo magalada gurceel ee gobolka galduud ay ka jirto xalad murugsan islamarkaasna ay magalada la ciir ciireyso qalqal amni iyo xaalado ciidan oo iska soo horjeeda