Caburin Mise Caddaalad? Dowladda Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Beegsiga Wariyeyaasha iyo Dhalinyarada Ka Hadla Arrimaha Dhulboobka”

Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay eedeymaha loo jeedinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan caburinta saxaafadda, xarigga wariyeyaasha iyo aamusinta codadka soo bandhigaya cabashooyinka shacabka, gaar ahaan kuwa la xiriira dhulboobka, barakicinta iyo musuqmaasuqa ka jira magaalada Muqdisho. 24-kii saac ee lasoo dhaafay oo keliya waxaa la xiray tiro wariyeyaal iyo dhalinyaro ah, […]