Ciidamo Hubeysan Oo Daacad U Ah Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Oo Lagu Arkay Baydhabo”

Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Baydhabo ayaa cirka isku sii shareertay, kadib markii xalay gudaha magaalada Baydhabo lagu arkay ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in ciidamadaasi lagu arkay xaafado iyo waddooyin muhiim ah oo ay kamid yihiin Xanaano, […]