Kulankii Qarsoonaa: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Boqor Buuradow oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Somaliland

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ay si hoose uga shaqeeyeen dadaallo lagu fashilinayay qorshe la xiriiray ictiraafkii ay Soomaaliland ka heshay Israa’iil.   Sida xogtu tilmaamayso, qorshahan ayaa la sheegay in uu ahaa mid si gaar ah loo abaabulay, islamarkaana […]