Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo farabadan ku daabushay qaar kamid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo tallaabadaasi si weyn looga dareemay guud ahaan caasimadda. Ciidamo wata gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa lagu arkayay waddada xiriirisa Isgoysyada Soobe iyo Lambar Afar, halkaasi oo ay ka wadeen baaritaanno adag oo lagu […]
