Mucaaradka Tigray waxay wacad ku mareen inay ka saarayaan ‘cadawga’ in kasta oo xabad joojin la dhex dhigay
Hogaamiyeyaasha Tigreega ee dagaalku saameeyay ee Itoobiya ayaa ballanqaaday inay ka saari doonaan “cadowga” gobolka iyagoo soo jeedinaya in dagaalku sii socon doono inkasta oo dowladda federaalka ay ku dhawaaqday…