Sunday, May 19, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Xoghayaha guud Xisbig Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo ka hadlay safarkii Madaxwayne...

Xoghayaha guud Xisbig Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo ka hadlay safarkii Madaxwayne Muuse.

  1. Hadal ka Madaxwaynaha waan soo dhawaynaynaa shacbiguna ha u midoobo xaqiijinta himiladeena oo ah inaan noqono dal ka mid noqda bulshada caalamka. Xildhibaanka dooda soo dhigay iyo inta hadal ku darsatayna waan u mahad naqayaa.

Madaxwaynuhu waa inuu ogaadaa wanaagii la inaga sheegay waxba yeeli maayaan kuwa hadalka aan macnaha ku fadhiyin ka daba tuuraa. Laakiin waxaa xildhiaankaas iyo inta kale ee ina taageertayba niyad jab, guul daro iyo ceeba ku noqnaysa hadii aan inagu ku fashilano inaan xasilino dimuqraadiyadeena oo doorashada madaxtooyada aan xiligeedii ku qaban wayno markaas Madaxwayne nimankaas iyo hablaas ingriis ee inoo dooday hiil ayay inooga baahan yihiin hiilkaasina waa inaan doorashooyinka oo ay ugu mudantahay tii madaxtooyadu aan xiligeedii ku qabano. Hadii kale wixii ay shacbiga Ingriis hortiisa kaga doodeen ayaynu inagu beeninaynaa. Guul ayaan inoo rajaynayaa.

RELATED ARTICLES

Muxuu Yahay Xalka Labada Dhiinac khilaafka DF Soomaaliya iyo Puntland

Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobayu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe...

Mid, Kamid Ah  Ayaa Ka Soo Goostay Shabaab

Aadan Macalin Cali Yarow ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala aagga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Aadan...

Dowlada Federaalka Somaliya Oo Ku Faantay Arrin Ay Sheegtay inay Dalal Badan uga Horeyso – Maxay Tahay ????

La-taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale waxa uu ku faanay in dhanka diblomaasiyadda...