Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo guddoomiyey shir looga hadlayey dar-dargelinta

0
169

Qodobada diiradda la saaray ayaa waxaa kamid ah sidii loo kordhin lahaa uruurinta dakhliga isla markaana loola dagaalami lahaa musuq maasuqa.

Wasiirka maaliyadda ayaa ku dadaalaya sidii hanaanka maamul maaliyadeedka dalka u noqon lahaa mid hufan oo lagu kalsoonaan karo.

Taliyaha laanta canshuuraha, janaraala Cabdulaahi Barriise ayaa warbixin ka siiyay wasiirka sida ciidanka u xil saaran canshuurta ugu dadaalaan gudashada waajibaadkooda shaqo. 

167613437 3982289268489545 4743543165928462119 n - Wardeeq news 167615511 3982289241822881 756900585336886749 n - Wardeeq news 167844230 3982299075155231 3297691719682717697 n - Wardeeq news 

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here