Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay shaacisay tirada dad badan oo cudurka covid-19 ugu geeriyooday dalka
Wasaarada caafimaadka ayaa waxa ay sheegtay in la baaray dad gaaraya 1,667 qof
waxaana ay si rasmi ah u shaacisay in laga helay 140
o Somaliland: 105
o Puntland: 27
o Jubbaland: 5
o Galmudug: 3
o Lab: 95
o Dhedig: 45
o Bogsashada: 69
o Dhimasho: 4 (Somaliland:4)
Tirada Guud ee Laga Helay: 19,723
Bogsashada Guud: 9,414
Dhimashada Guud: 1,103
Wasaarada ayaa sidii caadada aheyd dad uga digtay khatarta cudurkaan oo markii sadaxaad dalka kusoo laba kacleeyay
waxaana ay ugu baaqday shacabka in ay raacaan talaabooyinka caafimaad ee looga hortagayo cudurka
wasiirka wasaarada caafimaadka fowsiya abeekar ayaa waxa ay sheegay tahay in loo banyahay in cudurka laga taxadaro iyada oo la xinayo agabyada caafimaadka sida afxirka