15-ka qof ee ugu taajirsan Afrika iyo dalalka ay u kala dhasheen
Wax ka baro 15-ka qof ee ugu hantida badan qaaradda Afrika, sida ku cad liiska taajiriinta ee la sameeyay sanadkan 2021. Waxaan sidoo kale xogta ku sheegi doonnaa da’dooda iyo…
Wardeeq News Media Corporation
Wax ka baro 15-ka qof ee ugu hantida badan qaaradda Afrika, sida ku cad liiska taajiriinta ee la sameeyay sanadkan 2021. Waxaan sidoo kale xogta ku sheegi doonnaa da’dooda iyo…
Warbaahinta dalka Libiya waxay sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay Maanta oo Sabti ah ku burburtay magaalladda Benqaasi ee Bariga dalkaasi. Duuliyihii Diyaaradda oo lagu magacaabi jirey…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gelinka dambe ee maanta lagu wadaa inay kulan ka yeesho arrimaha Somaliya. Kulanka ayaa la filayaa in diiradda lagu saari doono arrimaha doorashooyinka iyo…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wajahaya su’aallo ay soo bandhigeen qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Dimuqraadiga oo ku saabsan taakulaynta Mareykanka uu u diro Israa’iil. Bernie Sanders oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysaa baaritaanno lagu sameeyay meydka ganacsade Bashir Maxamed Gaboobe oo dhawaan meydkiisa laga helay goob duur ah oo ku taalla deegaanka Mwea ee dalka Kenya.…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday laba Nin oo lagu helay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab kana qeyb qaateen weeraro. Cabdullaahi Cabdiraxmaan…
Taliska Ciidmada Booliska Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar ayaa Maanta soo bandhigay Maxaabiis iyo hub ay sheegeen in lagu qabtay dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Jowhar. Maxaabiista la soo bandhigay ayaa…
Askarta Itoobiya ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum ee gobalka Tigray, iyagoo baadi goobaya xubno katirsan kooxda TPLF . Ciidamada ayaa qoryo ku…
faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd ay isku dishay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuq-bacaad. Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gabadhu ay…
Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo katirsanaa Maxkamadda Shareecada, kaasoo lagu magacaabo Alhaji Husaini Sama’ila, ayaa…
Deegaannada Soomaalida ee Geeska Afrika ayaa si wayn looga ciiday maanta oo ah munaasabadda ciidul fitriga tahay. Balse meelaha qaar, sida deegaannada Soomaalida ee Kenya iyo Nairobi ayaan sidii hore…
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa shalay subax xoog soonka uga furay dadka ku nool degaanka Warciise oo ku yaalla duleedka degmada Jowhar ee gobalka Shabeellada Dhexe, waxaana halkaasi ka dhacay arrin la…
Deegaanada Soomaalida ayaa maanta looga ciidayaa si isku mida, ka dib markii Ummadda Muslimiinta ay soomeen soddonka maalmood ee bisha barakeysan ee Ramadan. Sidoo kale inta badan dalalka Islaamka iyo…