Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK oo korortay
LONDON — Xafiiska tirakoobka qaranka ee waddanka Ingiriiska ayaa xog uruurin uu sameeyay ku sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunka COVID-19 ay kor u kacday ilaa iyo saddex…
Wardeeq News Media Corporation
LONDON — Xafiiska tirakoobka qaranka ee waddanka Ingiriiska ayaa xog uruurin uu sameeyay ku sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunka COVID-19 ay kor u kacday ilaa iyo saddex…
Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha caafimaadka iyo dadka da’da ah ee ku nool guud ahaan adduunka xilligan laga tallaali lahaa xanuunka coronavirus haddii tallaalka loo qeybin…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 19 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo…
Dowladda Japan oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad $900,000 oo ah deeq degdeg ah oo lagu sii wanaajinayo maareynta…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaaxogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 47 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo laga…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaaxogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 247 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo laga…
Tirada infakshanka maalinlaha ah ee waddanka ayaa gaadhay meeshii ugu sarraysay, iyada oo in ka badan laba lakh COVID-19 xaaladood la duubay maalin kasta ilaa 15-kii Abriil. Mawjadii ugu horreysay,…
Baruurta visceral waxaa badanaa loo yaqaanaa dufanka caloosha, waxayna u egtahay inay ku duubmaan xubnahaaga gudaha. Waxaa loo tixgeliyaa inay tahay dhibaato caafimaad oo halis ah inay qaado dufan badan…
Hindiya waxaa laga soo tabiyay in ka badan 300,000 oo kiis oo coronavirus ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, oo ah tirada ugu badan ee maalinlaha ah ee adduunka,…
Wasaarada Caafimaadka dalka Kenya ayaa Talaadadii ku dhawaaqday inay mamnuuceyso soo galinta iyo iibinta qaar ka mid ah wax soo saarka hilibka ee Koonfur Afrika ka dib markii uu dalkaasi…
Wadanka Shiinaha ayaa la xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee aadanaha ee fayraska H7N4 bird flu hargabka halista ah ee shimbiraha, gaar ahaan digaaga, taasoo keentay in Hong Kong ay soo…
https://youtu.be/YZ5pwe02bZ0
In ka badan 10 milyan oo qof oo ku nool Faransiiska ayaa hadda helay tallaalkii ugu horreeyay ee tallaalka COVID-19, iyadoo bartilmaameedka dowladda ee tiradaas la gaarey toddobaad ka hor…
Juba, Koonfurta Suudaan – Markii uu cudurku ku dhuftay, dad badan ayaa ka cabsi qabay in Koonfurta Suudaan ay ka mid noqoto dalalka ugu daran ee Africa – sanado badan…
UK si looga hortago faafiaanka Xannuunka Covid-19. UK ayaa sheegtay in “liiska Cas” ee fiirada gaarka ah loo yeelanayo Dadka soo maray ay ku darsameen Philippines, Pakistan, Kenya & Bangladesh,…