Kenya: Ganacsiyo Soomaali Leedahay oo Lagu Qaaday Weerar iyo Bililiqo
Magaalada Eldoret ee dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay dhacdooyin qalqal amni abuuray kadib markii mudaaharaadyo waaweyn ay ka dhaceen qaybo kamid ah dalka, kuwaas oo looga soo horjeeday sare u kaca qiimaha shidaalka iyo xaaladda dhaqaale ee sii adkaanaysa. Wararka laga helayo Eldoret ayaa sheegaya in maqaayad ay Soomaali leedahay ay weerar culus…
