Dowladaha Soomaaliya iyo Taliyaanigkala Oo kala saxiixday heshiis+
heshiis Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii. Wasiirka Maaliyadda Abdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u saxiixay heshiiska,…