Milliteriga Nigeria Oo Sheegay Inay Dileen 50 Ka Tirsan Maleeshiyadda Boko Haram
Afhayeenka Milliteriga dalkaasi, Maxamed Yerima waxa uu maanta sheegay inay Maleeshiyadaasi ku dileen iska horimaad shalay ka dhacay Degaanka Dambao ee Gobalka Borno ee W/bari ee dalkaasi.