Weerar Madaafiic ah Oo Dhacay Gobolka Bay
Warar aan ka helayno Deegaano ka tirsan Gobolka Bay ayaa waxa ay kusoo Waramayaan in xalay Weerar Madaafiic loo adeegsay uu ka dhacay Saldhig Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Degmada…
Wardeeq News Media Corporation
Warar aan ka helayno Deegaano ka tirsan Gobolka Bay ayaa waxa ay kusoo Waramayaan in xalay Weerar Madaafiic loo adeegsay uu ka dhacay Saldhig Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Degmada…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada aan Walaalaha nahay ee Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo ujoogay Wacyigelinta Bulshada,…
Wararka ka imaanaya Gobolka bari ayaa waxa ay kusoo waramayaan in subaxnimadii hore ee saka weerar culus lala beegsaday Saldhig Ciidamada Puntland ay ku leeyihiin Degmada Af-urur ee Deegaanada Puntland…
Ciidamada Dowladda gaar ahaana Guutada 10-aad Ururka 50-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxa la sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay howlgalo balaaran ka Fuliyeen Deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo…
Xildhibaanka muxaafidka ah Sir David Amess ayaa dhintay ka dib markii la tooriyeeyay xilli uu ku sugnaa Essex oo laga doortay. Booliska ayaa sheegay in nin 25 jir ah loo…
October 12, 2021 ayey Maxkamada ICJ xukunkeeda kama dambeysta ahaa ka dhiibtay inaysan jirin soohdin badeed labada dal ay ku heshiiyeen hadda ka hor oo barbaro la ah loolka sida…
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Bangiga Addunka oo kormeer iyo indha…
Ciidamada Dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dhowr jiho kaga sii siqaaya magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, oo ay haystaan kooxda Ahlu-Sunna. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo odayaasha beesha…
Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabeen gobolka Galgaduud. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa salka ku haya xiisadda u dhexeysa Galmudug iyo…
Laakiin, wuxuu caddeeyay haddii Kenya ay diido arintaas in ay Soomaaliya u taagan tahay difaaca baddeeda. Waxaan aaminsanahay in shacabka iyo dowladda Kenya ay ogyihiin in aysan wax dan ah…
Ciidamada Duufaan iyo Dayax ee ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya ee NISA ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgalo lagu xaqiinayo amniga waxa ay ka sameyeen deegaano hoos yimaada Degmada Luuq ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudiga Taakulaynta dadka laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood ee Maamulka Soomaliland. Madaxweynaha ayaa ugu…
Waxaa nasiib darraa in muddo shan sano ah oo ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay in ku dhow dad gaaraya kun iyo shan boqol oo ruux, in weli ay…
Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu uu “samayn doono waxa lagama maarmaanka u ah ammaankiisa” ka dib markii ay ku tilmaameen kororka weerarada xudduudaha ee…
Go’doomintii saddexda sano ahayd ee ay Sacuudiga, Imaaraadka Carabta (UAE), Baxrayn iyo Masar ku go’doomiyeen Qatar ayaa jabisay Golaha Shirkadda Khaliijka (GCC) laakiin lixda hoggaamiye ee kooxda ayaa ka shaqeynaya…