Daawo; Wasiir Qambi Oo U Habjabay Ciidamo ka Goostay Somaliland “Buuhoodle Walaahi Jooji-maysan
https://youtu.be/FT8nRsrAGAE
Wardeeq News Media Corporation
Waxaa Maanta Khabuuraha Isbitaalka xoogga dalka ee Magaalada Muqdisho lagu Aasay Alle ha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdi Casiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo xalay lagu dilay qarax ismiidaamin ahaa…
Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Qeybta Puntland ayaa maanta waxa ay dib u dajinrasmi ah sameeyeen dadkii Dhawaan Maamulka Soomaaliland uu Kasoo Raafay Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool. Dadkaan ayaa si…
La Qabsaday Bariga Quddus – Ciidamada Israa’iil ayaa toogasho ku dilay nin Falastiini ah ka dib markii uu fuliyay weerar tooreyn iyo tooreey ah oo uu ku dilay qof Israa’iili…
Milatariga Suudaan ayaa qorsheynaya in ay dib u soo celiyaan ra’iisul wasaarihii xukunka laga tuuray Abdalla Hamdok ayna sii daayaan hogaamiyayaasha rayidka ah ee la xiray ka dib afgambigii militariga…
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah, oo qaar badan oo ka tirsan kooxaha midigta fog, ayaa socod ku maray Vienna ka dib markii dowladda Austria ay ku dhawaaqday xannibaadda dalka oo…
Tirada dadka ku dhintay dalka Sudan mudaaharaadyadii lagaga soo horjeeday afgambiga tan iyo markii milatarigu la wareegay bishii hore ayaa gaadhay ugu yaraan 40, sida ay dhakhaatiirtu sheegeen, ka dib…
Wariyaha caanka ah ee Soomaaliyeed oo dhaliili jiray kooxda hubeysan ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux ismiidaamiyay xilli uu ka soo baxayay maqaayad ku…
Tababaraha cusub ee Barcelona Xavi ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu sanadka soo socda keeno garoonka Camp Nou daafacyada naadiga Chelsea Cesar Azpilicueta iyo Andreas Christensen. Labadaan xiddig ayaa…
Kabtanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Harry Maguire ayaa bandhig aad u hooseeya soo bandhigay kulammadii ugu dambeeyey ee kooxda, isagoo dhaleeceyn xooggan la kulmay marka loo eego qaab…
Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa goordhaw soo saaray jadwalka diiwaangalinta musharaxiinta u tartameysa ilaa lix kursi oo ay horey u shaaciyeen qabashadooda. Qoraalka kasoo baxay guddiga Doorashada…
https://youtu.be/WwWYYrGr_8w
https://youtu.be/NCbpGy2zqZw
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u fureyso safaaradeeda Soomaaliya dalkaasi. Wasaaradda arrimaha debadda sacuudiga ayaa dowladda Soomaaliya uga mahacelisay kaalinta ay ka qaadaneyso in dib…
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee Gorgor ayaa tuulooyin ka tirsan gobolka shabeelaha hoose ka sameeyay howlgal qorsheeysan oo ka dhan ah Dagaalamayaasha AlShabaab, warbaahinta ayaa waxa lagu sheegay in howlgalkaan…