Maxamed- Cismaan Jawaari, oo geeriyooday iyo madaxda sare ee dalka oo war kasoo saaray,
Allaha u naxariiste waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jaeaari. Geerida Jawaari ayaa waxaa xaqiijiyey qaar kamid ah qoyskiisa. Waxaana ka…