Xidhibaan Barkhad Batuun oo iibiyey gaadhigiisi.
https://youtu.be/S3cEQcqhous
Kolonyo Ciidamo Oo Ka Tirsan Midowga Afrika Ee AMISOM Oo Lala Eegtay Weerar
Ciidanka Uganda ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu weeraray deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa weerarkaas oo dhabba-gal ahaa ku qaaday Ciidanka Uganda,…
Shaqo Ayaa ka Banaan Warbaahinta Madax Banan Ee WardeeqNews somaaliya + somaliland
Dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Good Ahaan ku sugan waxaa laga war-gelinayaa in boos shaqo uu ka banaan yahay website-ka wardeeq news. Shaqada banaan ayaa ah qeybta qorista wararka, warbixinada iyo…
In ka badan 100 Ruux oo lagu dilay weerar
Koox hubeysan ayaa dilay ku dhowaad 100 qof oo rayid ah weerar xalay lagu qaaday tuulo ku taal waqooyiga waddanka Burkina Faso, sida ay sheegtay dowladda dalkaas. Kooxahan ayaa habeenkii…
Booliska Interpol Oo Ku Gacan-Sayray Codsi Uga Yimid Dowladda Turkiga
Ururka Boliska Caalamiga ee ITERPOL ayaa la sheegay inay ka biyo diideen Codsiyo ay Dowladda Turkiga ku doonaysay in loogu soo gacan geliyo 773 Eedeysane oo ka tirsan Kooxda Mucaaradka…
8 dabeecad waa in aad hadda joojiso – waa xaqiiqo
Adiga oo dhan waxaa ku soo koobaya sida ay dabeecaddaada tahay. Marka ay dabeecada xun ay noloshaada la wareegaan, waxay hor is taagayaan hormarkaaga. Caqabadda waxay tahay in dabeecadda xun…
10 dabeecadood oo ay leedahay gabadha daacadda u ah xiriirka haasaawaha
Daacadnimadu aad bay muhiim ugu tahay xiriirka jacayl ee lamaaneyaasha, in gabadhu ay daacad ahaatana waa aasaaska ugu qiimaha badan. Marka ay haweeenydu daacad tahay waxay xiriirkeeda u maareysaa si…
Yemen: Kalluumaysato sabool ah oo heley cambarka nibiriga oo qiimihiisu gaaraya $1.5 milyan oo doolar
Waa sheeko ku saabsan sida nibiri kusoo caariyay badda uu wax weyn uga baddalay nolosha koox kalluumeysto ah oo ku nool mid ka mid ah dalalka ugu saboolsan adduunka. Kalluumeysatadan…
Maamulihii TikTok ka faa’iiday $44 bilyan oo dollar oo shaqada iska casilay
Mid ka mid ah aasaaseyaasha TikTok ayaa iska casilay xilkii Agaasimaha Guud ee uu ka hayay ByteDance oo ah sirkadda maamusha TikTok, wuxuuna sababta uga dhigay in uu qoyskiisa la…
Muhiimadda lacagta ee marxaladaha ganacsiga bilowga ah
Waxaan shaki ku jirin in lacagta ay xudun u tahay bilowga wax kasta oo la sameynayo ee caalamka. Xitaa marka laga hadlayo shirkadaha waa wayn, sida Google, Apple ama Microsoft,…
3 xeeladood adeegsado marka aad raadinayso shaqo mushaar badan
Way adag tahay sida lagu helo shaqooyinka mushaarka sare leh, haddii aadan heysanin xeelado kuu fududeynaya. Inta badan shaqooyinka noocan ah waxaa loo maraa wareysi (interview) laga qaado dadka isu…
NISA Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Miino Lagu Aasay Xaafad Ka Tirsan Kismaayo
Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa miino nooca dhulka lagu aaso ah kasoo saaray xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Qoraal kasoo…
Meydka Gabar La La’aa Maalmo Oo Maanta Laga Helay Guri Ku Yaal Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydka gabar yar oo labadiin maalin ee lasoo dhaafay ay baadi goobayeen qoyskeeda, taasi oo laga dhex helay guri ay daganeyd oo ku…
Hawlaha u yaalla murashaxiinteena
Dibudhca doorashooyinkeenu waxay bar madaw ku noqdeen hanaqaadka dimuqraadiyadda Soomaliland, kalsoonida u dhaxaysa shacabka iyo dawladda, qaddarinta sharciga, iyo hufnaanta dawladnimadeena. Hase yeeshee, dibudhac walba waa suurtagal in loo rogo…