KUDHAWAAD 114 QOF OO LAGU DILAY DIBADBAXYADA MYANMAR OO SII XOOGAYSTAY .
In ka badan 100 ruux ayaa Sabtidii lagu dilay dalka Myanmar iyadoo booliska uu sii wado gacanta birta ah ee uu kaga hortagayo dadka u bannaabaxaya demoqoraadiyadda, taas oo ka…
MADAXWAYNE BARTIISA FACEBOOK LAGA XANIBAY KADIB WARAR BEEN ABUUR AH OO UU SHACABKIISA LA WADAAGAY .
Maamulka shirkadda Facabook ayaa xannibay bartii uu Facebook-ga ku lahaa madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro kaddib markii uu shaaciyey in ay jiraan dhir lagu dawayn karo xanuunka Dunida aafeeyay ee COVID19.…
XISBIYADA QARANKA S/LAND WAA IN AY NAGAGA DEYDAAN IN LA AQBALI KARO GUULDARADA
https://youtu.be/zUa_ao4idGo
Halkan Ka Dawo; RASHIID LUCAY AYAA KA SOO HOR MUUQDAY CAMERADA ARRIMAHA BULSHADA+
https://youtu.be/THteaXlBh9s
Daawo: Sahra Cabdiqaadir ” waxaad Maqli jirteen isbaaro laakiin Maanta Baarlamaanka ayeey ka dhacday “
https://youtu.be/BxNQlgs1a4Q
Hani M Aadan “Xildhibaanadii is hor istaaga ku sameeyay fadhigii waa in lagu qaadaa sharciga
https://youtu.be/0wQ49f3U_EA
Daawo Xil, Ubax Tahliil: Maleeshiyaad Lacag Kasoo Qaatay Imaaraad & Kenya Ayaa Kulankii Hor Istaagay.
https://youtu.be/GLB0H0wplYk
Masar: dhisme sagaal dabaq ah oo soo dumay iyo Khasaraha Ka dhashey dhimasho iyo dhaawac
Ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay 24 kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii uu dumay dhisme dabaq ah oo ku yaalla magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, saacadihii hore ee…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Dubbe oo Canaantay kenya
Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay wardeeq news- ayaa jawaab ka bixiyey go’aanka ay Kenya ku xireyso xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab & Kaakuma. Dubbe ayaa shaaciyey in aysan Kenya…
Allah ha u naxariistee, Raxma Maxamuud Gacal oo aheyd xaaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed
waxaa maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi. Raxma ayaa toddobaadyadii tegay ka xanuunsaneysay isbital ku yaalla Nairobi, waxaana lagu warramay inay u geeriyootau xanuunka COVID-19, oo sidoo kale Cali Mahdi uu…
Guudlaawe iyo Qoor Qoor oo baajiyey kulan ay caawa kula ballameen Midowga Musharaxiinta + Sababta
Waxaa baaqday shir lagu waday in caawa yeeshaan Madaxweynayaasha Galmudug, HirShabelle iyo Midowga Musharaxiinta, kadib faro-gelin ka timid madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday, Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Shirka caawa ayaa waxaa dib…