Thursday, December 2, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka fhayeenka Ciiddanka Difaaca Tigrayga (TDF) oo la hadlay Wakaalladda Wararka Faransiiska Ee...

fhayeenka Ciiddanka Difaaca Tigrayga (TDF) oo la hadlay Wakaalladda Wararka Faransiiska Ee AFP Ayaa Sheegay inay Maanta Qabsadeen Mgaalladda Almata

mgaalladda Almata oo ah magaalladda ugu weyn Koonfurta Gobalka Tigrayga.

Afhayeenka oo lagu magacaabo Getajew ReeTda waxa uu tilmaamay inay dagaalo kale ka socdaan Galbeedka Gobalka Tigrayga, isla markaana ay shalay la wareegeen magaalladda Raya ee Ismaamulka Amxaaradda.

“Waxaan ballan ku glnay inaan xoreynayo taako kasta oo ka tirsan Gobalka Tigrayga” ayuu yiri Afhayeenka u hadlay Kooxda TDF.

Duullaanka cusub ee ay Ciiddanka Tigrayga shalay bilaabeen  waxa uu ku soo beegmay 2 maalin kadib, markii la soo bandhigay Natiijadda Doorashooyinkii Ethiopia oo uu RW Abiy Ahmed ku guuleystay.

Ciiddanka Difaaca Tigrayga ee TDF waxay bishii hore dib u qabsadeen qeybo badan oo ka tirsan Goblka Tigrayga, oo ay ku jirto Caasimadda Gobalkaasi ee Mekhelle.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...