Toddoba qof ayaa ku dhimatay Myanmar iyada oo Amnesty ay ku eedeysay ciidanka ‘dil bareer ah’
Ugu yaraan toddobo qof ayaa lagu dilay Myanmar ka dib markii ciidamada amniga ay rasaas ku fureen dibadbaxayaasha ka soo horjeedka afgambiga, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo warbaahinta maxalliga ah,…
Xog; Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Ah uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya diyaarad daroon ah
waa wiil dhallinyaro Ah ee reer baydhabo ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, Somalia maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas,…
Dowladaha Soomaaliya iyo Taliyaanigkala Oo kala saxiixday heshiis+
heshiis Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii. Wasiirka Maaliyadda Abdirahman Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u saxiixay heshiiska,…
Maxay Ka Hadleen Axmed Madoobe Iyo Safiirka Mareykanka?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto. Kulanka labada mas’uul ayaa…
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Qabteen Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobollada Shabeelooyinka, waxaana ay sheegeen in howlgalladaasi ay ahaaayeen kuwo qorsheysan oo ay ku…
Calanka Soomaaliya oo hoos loo dhigay Saddex berri
Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dhamaan umada Soomaaliyeed Geerida ku timid Cali Mahdi Maxamed. Villa Soomaaliya waxay sheegtay in calanka jamhuuriyada hoos loo dhigay…
Midowga Musharaxiinta oo ka tacsiyeeyay gaarida ku timid Madaxweynihii hore ee dalka
Shariif Sheekh Axmed Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi. Waxaa uu sheegay in Madaxweynihii…
Saaxiibbada weligood: Suuriyaanka ka badbaaday xabsigii ugu caansanaa
Sida asxaabtii hore oo lagu kala fogeeyay masaafada iyo CUDURKA-19 faafa, Amthal Alnwawy, Abdulhakim Almassri, iyo Mahmoud waxay isku salaameen shaashadda kumbuyuutarka, iyagoo ka sheekeynaya shaqooyinkooda, carruurtooda, iyo halka ay…
Mudaharaadka mudaharaadka: Ruushku wuxuu yareeyaa xawaaraha Twitter, wuxuu ku hanjabay xannibaadda guud
Ruushka ayaa Arbacadii sheegay inuu gaabis ku sameynayo xawaaraha Twitter-ka iyadoo looga aargudanayo eedeymaha loo haysto ee ah inuu ku guuldareystay inuu ka saaro waxyaabaha la mamnuucay, wuxuuna ku hanjabay…
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Geeriyooday
Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa saakay ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Warar la helayo ayaa sheegaya in…
Mas’uul Ka Tirsan Gobolka Banaadir Oo Lala Eegtay Qarax Khasaaro Geystay
Faah faahino ayaa laga helayaa Qarax xoogan oo dhowr daqiiqo kahor ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka hotel Guuleed ee degmadaas, kaasi oo jugtiisa laga maqlay.…
Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. Danjire Kate oo Madaxweynaha soo…
+ HOW HAS COVID19 CHANGED IN USA
Millions of recently bereaved families are now grieving the loss of loved ones, with many unable to say goodbye amid strict lockdown measures and emergency protocols in overwhelmed hospitals. Restrictive…
Dhallinyarada Siiriyaanka ah ee bixiya kharashka culus ee tobanka sano ee dagaalka: Warbixin
Wararka | Dagaalkii Suuriya Dhallinyarada Siiriyaanka ah ee bixiya kharashka culus ee tobanka sano ee dagaalka: Warbixin Sahaminta ICRC ee 1,400 Siiriyaanka ah waxay muujineysaa qarashka kuwa jira 18 ilaa…
Rasaas illaa ay ka dhintaan ’: Booliska ka soo qaxay Myanmar ayaa shaaca ka qaaday amarro
Markii Tha Peng lagu amray inuu toogto dadka mudaharaadaya qorigiisa si uu u kala diro magaalada Khampat ee Myanmar 27-kii Febraayo, booliisku wuxuu sheegay inuu diiday inuu sameeyo. Maalintii xigtay,…