Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor Oo Digniin U Diray Culimada Hubeysan Ee Ahlusunna
Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag u diray Ururka hubeysan ee Ahlusunna. Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in kooxo hubeysan aysan ka aqbali doonin in gorgortan siyaasadeed lala galo. Waxaa…