Howlgal Qorsheeysan Fuliyay Ciidamadda Ilaalada Madaxtooyadda iyo Dad Lagusoo Qabtay
Ciidamada ilaalada ee ka howl-gala gudaha xarunta madaxtooyada ee loo yaqaano Koofiyada Casta ayaa xalay saq-dhexe howl-gal qorsheysan ka fuliyey xaafadaha ku dhow Villa Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in si…
Dawlada Soomaaliya oo soo gabagabaysay dooddii ay gudbinaysay Maxkamadda ICJ
maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16.bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague dhagaysiga dacwadda baddeyn oo ay…
Isticmaalka Sigaarka oo qiiqa kor u kacaya sannadka 2050, falanqeeye ayaa saadaaliyay
Isticmaalka Sigaarka dalal dhowr ah oo soo koraya ayaa laga yaabaa inay eber noqdaan saddexda sano ee soo socota maaddaama ay dadka sigaarka caba ay ka baxaan ama u beddelaan…
Dibadbaxayaasha ayaa xoog ku galay xarunta madaxtooyada ee magaalada Cadan ee Yemen
Dibadbaxayaasha reer Yemen ee careysan ayaa si nabad ah dib loogu riixay ka dib markii ay weerareen xarunta madaxtooyada ee magaalada koonfurta ku taal ee Cadan – oo ah fadhiga…
Xulashada Wararka Ciidanka Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Xasuuqay Jubbada Hoose
Wararka aan ka helayno Deeganka Hoosingow oo hoostaga Degmada Badhaadhe ee Gobolka jubada hoose ayaa ku warramaya in Ciidanla Kenya ay ku dileen dad reer guuraa ah, waxaana ay xasuuq…
Qarax Xugan Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Qarax miino lagu xiray gaari oo saakay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland, kaasi oo la sheegay in jugtiisa laga maqlaya…
Dabkii Xuutiyiinta ayaa sababay dabkii Yemen ee ku dhintay muhaajiriinta Sanca: HRW
“Mashruucyo aan la aqoonsan” oo ay bilaabeen fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa sababay gubasho 7-dii Maarso oo ay ku dhinteen tobanaan qof xarun muhaajiriin lagu hayey oo ku taal caasimada Sanca,…
Wadamadee ayaa joojiyay isticmaalka AstraZeneca’s tallaalka COVID?
In ka badan toban dal, inta badan Yurub, ayaa joojiyey isticmaalka tallaalka AstraZeneca ee COVID-19 cabsi laga qabo in tallaalka uu sabab u yahay qaatayaasha qaarkood inay yeeshaan xinjiro dhiig.…
MADAXWAYNAHA SOMALIA MAXAMED CABDILAAHI FARMAAJO OO QAATAY TALAALKA COVID_19.
Madaxwaynaha Dawlada Federaalka somalia Oo Saaka Qaatay Talaalka cudurka Covid_19 ayaa Bartiisa Facebook sidan Kusoo Qoray: “Waxaan saaka qaatay tallaalka Cudurka COvID-19, masuuliyad adag ayaa inaga saaran daryeelka muwaadiniinteenna si…
TALAALKA COVID_19 OO SOO GAADHAY SOMALILAND .
Diyaarad sida tallaalka COVID19 ayaa goordhaweyd soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. By:Jimcale ismail
MADAXWAYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO LAGA HELAY XANUUNKA CORONA CIRUS .
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ahna Guddoomiyaha Guddiga ka hortagga COVID19 ayaa laga helay xanuunka Dunida Aafeeyay Ee Corona Virus. By:Jimcale ismail
Jorge Messi oo u duulaya Spain si loo dhammeeyo wada xaajoodka heshiis kordhinta Lionel Messi ee Barcelona
Tan iyo markii xilka madaxweynaha Barcelona loo doortay Joan Laporta waxaa isa soo taraya wararka la xiriira dadaallada uu Laporta ugu jiro inuu Lionel Messi ka saxiixo heshiis cusub oo…
Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Leeds United iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey. Kooxda Chelsea ayaa booqan doonta naadiga Leeds si ay u wada ciyaaraan kulan ka…