Madasha Badbaado Qaran oo Muqdisho Loogu Dhawaaqay
War-Saaxadeedka Madasha Badbaado Qaran oo maanta looga dhawaaqay magaaladda Muqdisho. Madasha ayaa waxaa ku mideysan Madaxweynayaasha Dowlad Goboboleedyada Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.