ISTICMAAL JEERMIS DILE.
ISTICMAAL JEERMIS DILE. Isticmaal jeermis dile marwalba oo aad ka baxdid guriga. Gamco nadiifiye. FAAIIDOOYINKA KU JIRA. – waxa uu hoos udhigaa jeermiska iyo wasakhda badan ee gacmaheena ku yaal.…
Waaxda Socdaalka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan ayaa soo saartay xayiraad horleh
UK si looga hortago faafiaanka Xannuunka Covid-19. UK ayaa sheegtay in “liiska Cas” ee fiirada gaarka ah loo yeelanayo Dadka soo maray ay ku darsameen Philippines, Pakistan, Kenya & Bangladesh,…
Dagaalyahanada Hubaysan Ee Al Shabaab Oo Maanta Kaliya 7 Weerar Ka Gaystay Koofurta & Bartamaha Soomaaliya!
Al Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay weeraray saldhigyo milatariga Soomaaliya ku leeyahay goboladda Shabeellaha Hoose iyo Galgaduud ee Koofurta iyo Bartaha Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen saraakiilsha Amaanka Soomaaliya. Al-Shabaab…
Taliyaha Ciidamada Dhulka Ee Xoogga Dalka Soomaaliya Oo guullo ka sheegatay dagaalladii ka dhacay Bariire & Awdheegle
Genaral Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Idaacadda wardeeq ayaa ka hadlay weeraro ku billowday qaraxyo iyo dagaalllo xigay oo saaka aroortii hore ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle oo…
Madaxweynahii Hore Dowlad Goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare Ayaa Sheegay
ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar. Waare oo wareysi siiyey warbaahinta WARDEEQ RADIO ayaa ka sheekeeyay dagaalkii ay Maxamed…
Alshabaab oo weerar culus ku ekeeyay saldhigga ku yaal Shabeellaha Hoose
Alshabaab oo weerar ku ekeeyay saldhigga ku yaal Shabeellaha Hoose Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay waaberigii ay weerareen ay ku dileen saldhigyo ciidamada Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ay leeyihiin gobolada…
Quwadaha caalamka oo cambaareeyey “xad gudubka xuquuqda aadanaha” ee ka dhacay gobolka Tigray ee Ethiopia
Quwadaha caalamka oo cambaareeyay “xad gudubka wanaagsan ee kor u kacay” ee ka dhacday gobolka Tigray Dalalka hodanka ah ee ugu dhaqaalaha roon dunida ee ururka ay ku midaysanyihiin magiiisa…
Dhaqaatiir fuliyay qalliinka wadnaha xilli uu dab ka holcayay dhismaha ay ku jireen gudihiisa
Dhaqaatiir fuliyay qalliinka wadnaha xilli uu dab ka kaco dhismaha ay ku jireen Koox dhaqaatiir ah oo ku sugan isbitaal ku yaal Ruushka ayaa ku guuleystey inaan dhammeystiraan qalliin furan…
Waxaa Maanta Teendhada Afisyoone Ka Furmaya Shir u Dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Madax Goboleedyada
shirkan ay goobjoog ka noqon doonto beesha caalamka. Shirkan ayaa lagu sheegay mid horudhac u ah shirka guud ee wada-tashiga doorashada, waxaana go’aan looga gaarayaa ajendayaasha ay tahay in shirka…
Dagaal- Yahanada Xarakada Al-Shabaab Ayaa Saakay Waaberigii Hore Weerarro Culus Ku Qaaday Laba Saldhig Oo Ku Yalan Shabilaha Hoose
Shabaab oo weerar culus ku qaaday Bariire iyo Awdheegl ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in salaadii subax…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka dambeysay diyaarad sidday wafti Imaaraati
DF oo war kasoo saartay diyaaraddii sidday waftiga Imaaraadka ee la celiyey 30-kii bishii March loo diiday inay ka degto garoon ku yaalla magaalada Garacad ee gobolka Mudug. Wafdiga Imaaraadka…
Ruuxa sigarka cabaa ma isaga ayaa sigaarka caba, Mise Sigaarka Ayaa Ruuxa Caba.?
Ruuxa sigarka cabaa ma isaga ayaa sigaarka caba Mise Sigaarka Ayaa Ruuxa Caba.? Runtii sigaarka adiga macabtid Ee isaga ayaa kucaba Waxadna ku ogaan kartaa in uu isaga kucabo Isagu…
Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa xiisad ka dhalatay muran iyo is qab-qabsi ciidamo ka tirsan DF
dhul ku yaalla agagaarka iskuul Buluusiya, halkaas oo ay isku heystaan ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Dhulkan la’isku heysto ayaa ah goob Qabuuro oo ku…
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho kulan laqaatay Degmooyinka shangaani iyo Cabdacasiis
Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay Bulshada Degmooyinka Shangaani iyo Cabdacasiis. Kulankaan oo ahaa wada tashi iyo is dhagaysi uu Guddomiyaha Gobolka ka…