‘Duuliye sare oo Al-Shabaab la qorsheynaya’ inuu weerar diyaaradeed ka fuliyo Kenya
Halis iyo cabsi xooggan ayaa soo wajahday dowladda Kenya kadib markii ay heleen warbixino sirdoon oo qeexaya suuragalnimada mid ka mid ah muwaadiniintooda qibrada u leh duuliyenimada oo ku biiray…
DAWLADA SHIINAHA OO DAWLADAHA SHISHEEYE UGA DIGTAY IN AY FARAHA LA GALAAN NIDAAMKA SIYAASADEED EE HONG KONG.
Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay wax uu ku Tilmaamay ‘cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta’ haddii biyo xidheenka ay Itoobiya ka dhisayso webiga Nile uu…
MADAXWAYNAHA DALKA MASAR OO SI ADAG UGA HADLAY ARINTA BIYO XIDHEENKA UNA DIGAY ITOOBIYA.
Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay wax uu ku Tilmaamay ‘cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta’ haddii biyo xidheenka ay Itoobiya ka dhisayso webiga Nile uu…
DAWLADA SOMALIA OO SHEEGTAY IN DIYAAR U TAHAY WADAHADAL KASTA OO LAGU DHAMAYNAYO ARIMAHA DOORASHADA.
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba u xaqiijinayso inay dawladda federaalku ay mar walba diyaar u tahay in xal laga gaadho arrimaha cakiran ee doorashooyinka…
SHACABKA ISREAL OO LOOGA DIGAY IN AY BOOQDAAN DHAWR DAL.
Israa’iil ayaa shacabkeeda ugu digtay inay u safraan dalalka Imaaraatka Baxrayn, Turkiga iyo waddamo kale sida ay warbaahintu kusoo waramayso Golaha Amniga Qaran ee Israa’iil ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray…
Diyaarad Ay Sidey Wafdi Ka Socda Dowladad Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Ayaa Waxaa Maanta laga Hor Istaagay Inay Kasoo Dagto Garoon Ku Yaala Magaala Xeebeedka Garacad Ee Gobolka Mudug
Wafdiga Imaaraadka ee laga hor istaagay booqashada Garacad ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, oo booqasho ku tagayey magaalada Garacad ee gobolka Mudug.…
XG; Sheekh XASAN DAAHIR Aweys oo weerar culus ku qaaday R/W Rooble
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda Federalka Soomaaliya ayaa muuqaal uu soo duubay waxa uu kaga hadlay doorka Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee xiligan kala guurka ah.…
Afhayeenka madaxtooyada Puntland, Jaamac Deperani ayaa beeniyey warar saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray baraha bulshada
kuwaas oo sheegayey in Deni uu ka tanaasulay qorsha Madasha Badbaado Qaran iyo Saamileyda kale ay uga mid noqonayaan heshiiska arrimaha doorashooyinka dalka. Qoraalkan oo lasoo dhigay cinwaan facebook been…
WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND OO FASAXDAY DUGSIAYADA DALKA XAALADAHA COVID_19 AWGEED..
Xaaladda Coved-19 awgeed waxaa gabi ahaanba fasax lagaliyay dugsiyada waxbarasho ee Somaliland laga bilaabo April 13, 2021 ilaa July 3, 2021 sida uu shaaciyay wasiirka waxbarashadSomaliland Axmed Toorno. By:Jim’ale ismail
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka dagaalyahan ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen
kolonyo uu la socday siku duwaha ciidanka Koonfur Galbeed ee degmooyinka Ceel-Barde iyo Xudur ee gobolkaasi. Ilo deegaanka ah ayaa ino sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dhabah u…
SHAQAALE CAAFIMAAD OO LAGU LAAYAY WAQOOYIGA AFGHANISTAN.
Saraakiisha Afghanistan ayaa sheegay in koox hubeysan ay dileen saddex haween oo ka shaqeynayay ololaha tallaalka ka hortagga cudurka dabaysha. Haweenkan ayaa xilliggii uu weerarka dhacayay tallaalka ka waday magaalada…
XEER ILAALIYAHA DALKA MASAR OO AMRAY IN LA XIDHO SHAQAALO TAREEN KADIB SHILKII JIMCIHII.
Dacwad oogaha Masar ayaa amar ku bixiyay in la xidho 8 qof oo ka shaqeeya tareenada dalkaas kadib shilkii dhimashada badnaa ee Jimcihii ka dhacay Dalkaasi. Shilka ayaa ka dhashay…
MADAXWAYNIHII HORE EE DALKA IVERY COST OO DHAWAAN MAXKAMADI XUKUMAYSO .
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada dagaalka ee ICC ayaa Arbacada go’aan ka gaadhi doonto kiiska ka dhanka ah madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast Laurent Gbagbo. Gbagbo oo ah 75…
KULANTII BAARLAMAANKA MAANTA EE LAGU WADAY IN UU QABSOOMO OO BAAQDAY .
Kulankii xildhibaanada Baarlamaanka ee la qorsheeyay in maanta oo Isniin ah ay isugu yimaadaan ayaa dib loo dhigay illaa iyo maalinta Arbacada ah. Farriinta loo kala diray xildhibaanada golaha shacabka…
DAD SHACAB AH OO SI ARXAN DARRO AH LOOGU LAAYAY DALKA MOZAMBIQUE.
Tobaneeyo qof ayaa dhimatay ka dib markii weerar lagu soo qaaday magaalada Palma ee waqooyiga dalka Mozambique, sida uu sheegay afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhiga dalkaasi. Ilaa 7 qof oo…