Cutubyo ka tirsan Ururka 165-aad, Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab XDS ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanno hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kuwaasi oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku sugnaa fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen. Howlgalladan oo qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xaqiijinayo amniga iyo…
