Inuu bilihii lasoo dhaafay xiriir la sameynayay Real Madrid, kusoo laabashadiisa Bernabeu iyo xan walba oo ku saabsan dib u midowga Ronaldo iyo Los Blancos
Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Cristiano Ronaldo uu doonayo kusoo laabashada Real Madrid xagaagan isagana huleeli doono naadiga Juventus. Bianconeri ayaa sanadkii 2018 Los Blancos kaga soo…
Sergio Aguero oo ka jawaabay wararka xanta ah ee la xiriirinaya Kooxda Barcelona
Weeraryahanka Kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee sheegaya inuu ku biiri karo naadiga reer Spain ee Barcelona. Sergio Aguero, kaasoo beeca xorta ah…
Hayeyga Kooxda Real Madrid ee Iker Casillas oo xaqiijiyey inay kala tageen Xaaskiisa Sara Carbonero
Halyeyga Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Iker Casillas ayaa xaqiijiyey inay kala tageen xaaskiisa Sara Carbonero kaliya saddex maalmood kaddib markii ay beeniyeen warar soo baxay oo sheegaya inay…
Daahir; Geelle Soomaali waxay u baahan tahay doorasho xor iyo xalaal ah”
Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran Ahna Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin doorasho xor iyo xalaal ah. Qoraal uu soo dhigey…
Wasiir Ka Tirsan Xukumada Somaaliya Oo Booqasho Ku Jooga Ciraaq
Wasiirka tamarta iyo kheyraadka biyaha Soomaaliya, Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa gaaraya magaalada Baghdad ee caasimada dalka Ciraaq. Wasiir ayaa hogaaminayay wafdi balaadhan, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha…
War Cusub Ilaalada Deni oo si aan horey loo arag u hubeysan oo soo gaaray Muqdisho
Galinka Dambe ee maanta ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Deni halkaas oo la filayo inuu uga qaybgalo wadahadallada madaxda Soomaaliya ee ku aadan xalinta…
MILATARIGA DALKA MYANMAR OO TOOGASHO KU DILAY 3 QOF KAMID AH MUDARAADAYAASHA.
Wararka ka imanaya Dalka Myanmar ayaa sheegaya in Ugu yaraan saddex qof ay ciidamada ammanka ee Dalkaasi toogteen, xilli dibadbaxyada looga soo horjeedo militariga ay dalkaasi ka socdaan muddooyinkii ugu…
Qaramada Midoobay Oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada Soomaaliya
Golaha ayaa marka hore ka digay in ay markale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya oo dib uga dhacday waqtigii loo asteeyey oo aheyd 8-dii Febraayo. Sidoo kale…
HA’ADAHA CAALAMIGA AH OO KA DIGAYA XAALADDA GOBOLKA MARIB EE DALKA YEMEN.
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay xaalada gobalka Marib ee dalka Yemen. Gobolka oo 120 km dhanka bari ka xigta caasimada Sanca ayaa ayaa maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ku dhexmareen…
Weerar Lago Qaaday Saldhig Dhawaan Loo Dhisay Ciidamada Kenya
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xero ciidan oo ku taalla ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi Bar, ciidamada ammaanka Kenya ayaana sheegay iney iska caabiyeen kooxahii weerarka soo qaaday. Wargeyska…
Shirkadda Shiinaha ee soo socota ee xambaara diyaaradaha ayaa laga yaabaa inay ku shaqeyso nukliyeerka, ayaa lagu yiri warbixinta
Shiinaha ayaa dhisaya markabkeedii afaraad ee diyaaradeed iyada oo dooneysa in ay xoojiso awooddeeda badda ee gobolka Aasiya iyo Baasifigga, markabkuna “waxaa suurtagal ah in uu awood u leeyahay nukliyeerka”,…
Somaliland Oo Xukun Ku Riday Askari Dil Geystay
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Milateriga Somailand oo lagu eedeeyay inuu horey si bareer ah dil ugu geystay qof shacab ah. Askariga ayaa…
Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magalada Hargeysa Ee casimada somaliland
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay uu ka dhacay shil gaari oo geystay khasaaro kala duwan. Goobjoogayaal ayaa ku warramay in shilkaas…
Markab laga leeyahay dalka Iiraan ayaa ku dhacay weerar ka dhacay badda Mediterranean-ka, sida ay sheegtay shirkadda
Markab konteenar oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa waxyeello ka soo gaadhay weerar ka dhacay badda Mediterranean-ka, oo ah markabka ay dawladdu maamusho Shirkadda ayaa sheegtay Jimcihii, iyada oo intaa…
Waxaan ku shaqeeyaa doorka hogaaminta ee heerka C
Adduunyada sii kordheysa ee isku xiran iyo kor u kaca shirkadaha waaweyn ee warbaahinta bulshada iyo falanqaynta “xog weyn”, asturnaanta dijitaalka ah iyo amniga xogta weligood ma ahan mid muhiim…