KULAN AY MAANTA LAHAAYEEN XILDHIBAANADA FEDERAALKA SOMALIA OO BUUQ BADAN KA DHASHAY.
Kulan ay maanta lahaayeen Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa natijo la’aan lagu kala tagay goordhweyd. Kulanka oo ay soo xaadireen inta badan xildhibaanada ayaa lagaga hadli lahaa xaalada xanuunka Covid-19,…
IRAN IYO SHIINAHA OO KALA SAXEEXDAY HESHIIS CAALAMI AH OO MUDDO SOCON DOONA.
Iran iyo Shiinaha ayaa kala saxeexday heshiis iskaashi ganacsi iyo istiraatiijiyadeed oo jiri doono muddo 25, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Iran Saciid Khatibzadeh. Khatibzadeh ayaa ku sheegay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Magalada Mugdisho
qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay wadada Beexaani dhanka degmada Shibis, sida ay wardeeq news…
DARAASAD AY SAMAYSAY HAY’ADA LA DAGAALANKA MUSUQMAASUQA SOMALIA OO MUUJISAY HEERKA UU KA TAAGANYYAHAY GUDAHA SOMALIA .
Hay’ad la dagaallanta musuqmaasuqa Soomaaliya oo daraasad ka sameysay heerka musuqa ayaa sheegtay in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya. Daraasaddan cusub oo ay sameysay hey’adda Marqaati ayaa muujinaysa…
DAWLADA TURKIGA OO MUUJISAY SIDA AY UGA WALAACSANTAHAY DOORASHOOYINKA SOMALIYA EE AAN WALI XAL LAGA GAADHIN.
War Saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay in dawladda Turkiga ay ka walaacsan tahay in aan heshiis laga gaadhin Dadaaladii doorashooyinka dalka Soomaaliya. qoraalkan lagu…
RA’IISAL WASAARAHA DALKA INDIA OO WARQAD HAMBALYO AH U DIRAY DHIGIISA PAKISTAN .
Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa warqad uu u soo diray dhigiisa wadanka Pakistaan Imran Khan ugu hambalyeeyay maalinka sanadlaha ah ee 23 march oo ku beegan heshiiskii Lahore…
DAD SHACAB AH OO KU DHINTAY KADIB QARAX MIINO OO LALA BEEGSADAY BAS AY SAARNAAYEEN .
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala eegtay bas marayay meel u dhexeysa magaalada Mandheera iyo degmada Lafey, waxaana qaraxa ku dhawaacmay Ku dhawaad 10 qof,…
WASIIRKII AMNIGA JUBALAND C/RASHIID JANAN OO XILKII LAGA QAADAY.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaadey wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan, 0o la sheegay in uu heshiis la gaadhey dawladda Federaalka Soomaaliya. By:Jim’ale ismail
KHASAARE XOOG LEH OO KA DHASHAY DAB KA KACAY XERYAHA QAXOONTIGA ROHINGYA EE BANGALADESH.
Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan shan iyo toban qof ay dhinteen halka afar boqol oo kalana aan la oogeyn meel ay jaan iyo cidhib…
KUURIYADA WAQOOYI OO TIJAABISAY GANTAALO KALE .
Warbaahinta Dalka Maraykanka ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay Dabayaaqadii todobaadki hore tijaabisay ugu yaraan laba gantaal oo ah nooca riddada gaaban. gantaalladaasi aya Noqonaya kuwi ugu horreeyay ee ay…
QAAR KAMID AH SHAQAALAHA DAWLADA SOMALILAND OO LA FASAXAYO.
Wareegto ka soo baxday Hay’adda Shaqaalaha dawlada ayaa ku amartay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawladu inay fasaxaan mudo laba bilood ah Shaqaalaha laga maarmi karo si looga taxadiro…
UN URGES INFORMAL TALKS TO END SOMALIA POLL CRISIS
The United Nations is urging Somalia leaders to continue with informal consultative meetings to reach a consensus on the delayed elections. This comes after leaders of regional states of Jubbaland…
Midowga Afrika oo war kasoo saaray qeyb sanaanta shirka Afisyoone
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa shaaca ka qaaday walaaca ay ka qabaan kala qeybsanaanta shirka wadatashiga ee ka socda teendhada Afisyoone ee Muqdisho, islamarkaana ay isha ku…
Raiisel wasaaraha Itoobiya wuxuu qirtay ‘xasuuqii loo gaystay’ intii uu socday dagaalka Tigray
Rabshado ayaa ka dhacay Tigray, gobolka woqooyi ee Ethiopia halkaasoo dagaalku ka sii socdo iyadoo ciidamada dowlada ay ugaarsanayaan hogaamiyeyaasheeda baxsadka ah, raiisul wasaaraha dalka Abiy Ahmed ayaa yiri. Tani…
Waxaa saacadaha soo socda Teendhada Afisiyooni ka Furmi doona Maalintii labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin ka…