Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo guddoomiyey shir looga hadlayey dar-dargelinta
Qodobada diiradda la saaray ayaa waxaa kamid ah sidii loo kordhin lahaa uruurinta dakhliga isla markaana loola dagaalami lahaa musuq maasuqa. Wasiirka maaliyadda ayaa ku dadaalaya sidii hanaanka maamul maaliyadeedka…
DFS; Ciidamad Gobolka Jubadda hoose kasameeyay howlgalo lagu Badde Gobayey Al-Shabaab
Ururka 5aad Guutada 16-aad Kumandoska Xoogga Dalka ee Danab iyo Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xoogga Dalka iyo Cidanka Darawishta jubbaland ayaa Si Wada Jir ah U Fuliyay Howgalo Lagu Badde…
ASKAR KA TIRSAN CIIDANKA BOOLIISKA SOMALIYED OO TABABAR LOO SOO XIREY MUGDISHO
15 askar oo ka tirsan booliiska Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Daraawiishta ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadaha; sida naf badbaadinta, tiiraanyo bixinta iyo daryeelka dadka dhaawac ah ku qaatay magaalada…
CABDIRASHIID JANAN OO SHAACIYAY SABABTII AY ISKU KHILAAFEEN AXMED MADOOBE
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo dhawaan heshiis la galay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u eedeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed…
Ilo wareedyo ka tirsan dadka degaanka iyo xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa wardeeq news u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ciidan ka qoreyso degaano ka tirsan Somaliland.Â
Wararkaan oo aad loo qariyay ayaa ka helnay ilo ka tirsan odayaasha degaanka ee ku nool magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo, waxaa sidoo kale noo xaqijiyay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.…
Sir Alex Ferguson Oo Kashifay Anshax Xumadii Wayne Rooney & Falalkii Uu Ku Kici Jiray Ee Uu Ka Reebi Waayay
Sir Alex Ferguson Oo Kashifay Anshax Xumadii Wayne Rooney & Falalkii Uu Ku Kici Jiray Ee Uu Ka Reebi Waayay Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in xiddigii hore ee Manchester…
H I B A D A S U U G A A N T A I Y O H E E S A H A J A Y L A A N I
H I B A D A S U U G A A N T A I Y O H E E S A H A J A Y L A…
Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida
Doorashada Soomaaliya: Sababta aysan Beesha Caalamka u khasbi karin madaxda Soomaalida 31 Maarso 2021 Madaxda Soomaalida ayaa muddo dheer isku fahmi la’ hannaanka doorashada waqtigeeda ka dib dhacday, xilli beesha…
Baraasiil:in ka badan 60,000 oo qof ayaa udhintey Covid-19 bishii maarso
Baraasiil: In badan 60,000 oo qof ayaa u dhintey Covid-19kii bishii Maarso Sawirka Brazil ayaa si aad ah loo kobciyay markii labaad ee ugu badan ee loo yaqaan ‘Covid-19’ oo…
Puntland oo digniin culus u dirtay shaqaalaha QM
Dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin adag u dirtay shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan deegaanadeeda, kuwaasi oo qaarkood ay diideen inay bixiyaan canshuurtii, sida uu sheegay xeer ilaalinta Puntland. Maxamed…
Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Cusub Covid19
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19, waxaana 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray caabuqa COVID-19 guud ahaan wadanka 1010 qof. Wasaaradda Caafimaadka Dowladda…
War Deg Ah Rasaas Culus Oo Laga Maqlay Meel U Dhaw Xarunta Madaxtooyada
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger Subaxnimadii hore ee Maanta oo Arbaco ah. Wararku waxey intaas ku darayaan in rasaastu…
Lamaha Ammaanka Oo Xiray Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Magalada Mudisho
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa saaka xiray qaar ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyaga oo hakiyey dhaq-dhaqaaqa gaadiidka dadweynaha & midka gaarka loo leeyahay. Ciidamada oo wata…
War Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka la geliyo ee laga hago meelaha fog-fog oo dhowr daqiiqo kahor ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa…